|Xoolaha Nool | Kalluunka | Adeega Guud | Soo Dajin | Fooxa | Wershadaha & Beeraha
Waxaa maalgeliyey:
European Union
Waxaa hirgeliyey:
Terra Nuova
La soo mariyey:
Livestock Trade and Marketing Project
Kusoo Dhowow Rugta Ganacsiga, Wersheddaha & Beeraha Puntland
Written by Web Master   
Saturday, 12 June 2004

Chairman of Puntlnad Chamber of CommerceRugta waxay dooneysaa iney ku muujiso Ganacsiga, Warshadaha iyo Beeraha Puntland khariidada ganacsiga caalamiga ah iyadoo ka bixineysa hagid iyo taageero dhamaan noocyada Ganacsiga ee kala duwan. Rugtu waxay soo dabaaleysaa xiriiro iskaashi oo ku saabsan fursadaha Ganacsi ee ka jira Puntland iyo caalamka... akhri

Dhaqdhaqqaaqa Ganacsi:: Xoolaha Nool  Dowlad Gobolleedka Puntland 

Image“Ganacsiga xoolaha puntland waa isha lacagta adag ee qalaad”Dadyowga ku nool Goboladda Puntland waxaa Alle uu ku maneystay kheyraad farabadan oo ay ugu horeeyaan xoolaha nool iyo kaluunka, waxayna yihiin laf dhabarta dhaqaalaha Puntland....akhri

Image Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadku markuu ahaa 1998 iyadoo lagu saleeeyey nidaamka qeybinta awooda ee Golaha Sharcidejinta (oo ka kooban 66 xubnood 5 ka mid ah ay dumar tahay), Golaha Garsoorka iyo Golaha Fulinta (oo ka kooban madaxweyne,madaxweyne kuxigeen iyo sagal wasiir).....akhri
 
Warka Macluumaad
Halkaan waxaad ka akhrin kartaa wararka Qaarada Africa..akhriHalkaan ka akhri wixii laga qoray Puntland. akhri
 Image

xayeysiis

Dahabshill
 --------------------------
Golis Telecom
 --------------------------
Rasi Asseyr Company
 --------------------------
Newline Shipping and Livestock Trading Company
Last Updated ( Friday, 31 August 2007 )
 
 

Chamber of Commerce 2007 © All Rights Reserved | Advertisement | Design by Intrepid Data Systems